TALO (Advice)
TALO (Advice)

Qare the Mask - TALO (Advice) Lyrics

Nov 5, 2021
3
TALO (Advice) Music Video

TALO (Advice) Lyrics

Talo
Yaah Aaaha ha

This is your boy Qare
AKA The Mask
Aha ha
Somali finest
Yaaxaa
Rude boy ina da building

Let's go

Talo
Kuwa iga yar yar
Talo
Yeeey
Kuwa hamiga leh
Talo
Aha
Horumarka jecel
Talo
Thats right

Talo kuwa iga yar
Yaroow
Talo kuwa hamiga
Lahoow
Talo kuwa i
Taageeroow
Talo talo
Taladeyda qaata

Caan nimadu waa wax xun
Wehel malahan
Dadku weey ku waalayaan
Buufis kugu beerayaan
Wal wal iyo buuq iyo
Bad kalaad galeysaa
Waad baadi yoo beysa
Cidkastaa taa
Cadowgaa you arkeysaa
Hadaadan cilmi badan
U lahayn
Ceebtaadaa badaneysaa
Oh my god wey badaneysaa
Naftaadana
Weey lumeysaa
Inyar inyar
U du loobeysaa

Oh my god
Weey halaabeeysaa

Aqoon tu waxeey beertaa is fahan
Isfahankuna beeraa jaceyl
Jaceyl ku waxuu beeraa samir
Samir kuna waxuu keenaa wadajir
Aqoontu
Aqoontu
Waxeey beerta is fahan

Maxaan dhaawac badan aan soo marey
Maxaan
Kadhaydoo dhaqaaqey
Markaan kuwo badan
An aaminey
Maxeey
Mugdi badan galiyeen
Maxaan
Murugo la ooyey
Lets
Kuwaa kugu mashquuli
Hadalkaa wad wadi
Meelkasta kudaba gali
Warkaa wad wadi
Kugu daba lumin
Thats ok
Udiyaar garoow
Dunida maanta wax kasta kafilo
Kaligaana maahee dadku wey kula qabaan
Cadow gaagu ma badnee
Cidkastaa saa sa
Caaqilkaa yaraadey
Caalam kaa xumaadey
Xantii baa badatey
Oo xaasid beey beertey

Aqoon tu waxeey beertaa is fahan
Isfahankuna beeraa jaceyl
Jaceyl ku waxuu beeraa samir
Samir kuna waxuu keenaa wadajir
Aqoontu
Aqoontu
Waxeey beertaa is fahan

Maxaan dhaawac badan aan soo marey
Maxaan
Kadhaydoo dhaqaaqey
Markaan kuwo badan
An aaminey
Maxeey
Mugdi badan galiyen
Maxaan
Murugo la ooyey

Xantii baa badatey
Xaasid beey beertey
Xornimaa yaraatey
Xurmadii dhamaatey
Xaalku waa saas
Adi hays xanibin
Xisaabtan iyo xaasid nimo isku beerin

Bari maad ogid inaad baryi doontide
Baa hidaada badan cidna ha U bandhigine
Rabi baa haya risiqeena qorayee
Raali galintana badi
Riyadaadu ha rumoowdee

Talo kuwa iga yar
Yaroow
Talo kuwa hamiga
Lahoow
Talo kuwa i
Taageeroow
Talo talo
Taladeyda qaata

Writer(s): Aqiil Farah
Copyright(s): Lyrics © DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of TALO (Advice)

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "TALO (Advice)".

Latest Blog Posts
Lyrics Discussions

1

579
Hot Songs

1

982

1

122
Recent Blog Posts