Been IYO Balaayo
Been IYO Balaayo

Qare the Mask - Been IYO Balaayo Lyrics

2
Been IYO Balaayo Music Video

Been IYO Balaayo Lyrics

Xaraarug anoo ahoo
Xiskeyga asoo kujecel
Xagaaga anoo nugul
Xushmadee cishqigee wacnaa
Adaa xarigiisa jarey
Xushmadii cishqigee wacnaa adaa xarigiisa jarey

Xasuus tii hore aan ogaa xubigaad laxanuunsaneyd
Maxigtaa yiri beey aheyd
Xash xash tii sheekadeenee macaaneyd maxasaasi beena beey aheyd
Xash xash tii sheekadeenee macaaneyd maxasaasi beena beey aheyd
Beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey
Beena beey beena beey beena beey beena beey Aheyd

Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa
Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto

Kuxasil xarumaha kaleeto leeto leeto leeto leeto leeto

I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
Xaal keeygu waa sidii hore
Xaal keeygu waa sidii hore
Xaal keeygu waa sidii hore
xaalkeygu waa sidii hore
Xaal keeygu waa sidii hore
Ku xasil xaruma kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto

Waa taad xarfaha quraanka
Xakiim aad ku dhaaratee
Inaan xarun wada dagnee
Xad dhaaf iyo xul xulasha kale
Maxaa xariif nimada keeney
Maxaa xariif nimadaa keeney

Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa
Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto
Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa
Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto
Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa
Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto
Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa
Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto
Kuxasil xaruumaha kaleeto

I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo
I don't need Fake love
I don't need been iyo balaayo

Writer(s): Aqiil Farah, Farhan Qeynuun
Copyright(s): Lyrics © DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of Been IYO Balaayo

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "Been IYO Balaayo".

Latest Blog Posts
Lyrics Discussions

1

579
Hot Songs

1

982

1

122
Recent Blog Posts