DAWADA NOLOSHEYDA
DAWADA NOLOSHEYDA

Qare the Mask - DAWADA NOLOSHEYDA Lyrics

Jul 27, 2021
3
DAWADA NOLOSHEYDA Music Video

DAWADA NOLOSHEYDA Lyrics

Dawada nolosheyda baa tahay
Macaan qiimeysa baa tahay
Nafteeyda qadarisa baa tahay
Jacayl keena dhoowrta baa tahay
Qiyaas iyo quruxdi baa tahay
Nafteeyda qaboojisaa tahay

Dawada nolosheyda baa tahay
Macaan qiimeysa baa tahay
Nafteeyda qadarisa baa tahay
Jacayl keena dhoowrta baa tahay
Qiyaas iyo quruxdi baa tahay
Nafteeyda qaboojisaa tahay

Waaan kuu dam qana yaaaaah
Waan kuu dam qana yaa yeeeeheeeee
Intaa dunidaan ku nooshahay
Dumar kale ma eegoo
Dabci xumo makeenee
Ee dulqaadka noo badi
Ana igu kalsoonoow
Kuma dhaa wacaayee
Ana igu kalsoonoow
Kuma dhaa wacaayee

Dawada nolosheyda baa tahay
Macaan mida quudisaa tahay
Qalbiga i qaboojisaa tahay
Qureeshtii haweenka baa tahay
Qorsheeysa nolosheena baa tahay
Qiyaasta nafteeyda baa tahay
Qadarisa jaceylka baa tahay
Qadarisa jaceylka baa tahay

Dawada nolosheyda baa tahay
Macaan mida quudisaa tahay
Qalbiga i qaboojisaa tahay
Qureeshtii haweenka baa tahay
Qorsheeysa nolosheena baa tahay
Qiyaasta nafteeyda baa tahay
Qadarisa jaceylka baa tahay
Qadarisa jaceylka baa tahay

Kalsoonidu waa muhiim
Kal gacalkuna waa waxkale
Anigu kuma dhaawacoo
Dhaxana kuma aan dhigee
Habeyn iyo maalin ku dhaqi

Waaan kuu dam qana yaaaaah
Waan kuu dam qana yaa yeeeeheeeee
Intaa dunidaan ku nooshahay
Dumar kale ma eegoo
Dabci xumo makeenee
Ee dulqaadka noo badi
Ana igu kalsoonoow
Kuma dhaa wacaayee
Ana igu kalsoonoow
Kuma dhaa wacaayee

Waaan kuu dam qana yaaaaah
Ana igu kalsoonoow
Kuma dhaa wacaayee eeeheee
Ana igu kalsoonoow ooooh
Kuma dhaa wacaayee eeeheee

Writer(s): Aqiil Farah
Copyright(s): Lyrics © DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of DAWADA NOLOSHEYDA

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "DAWADA NOLOSHEYDA".

Latest Blog Posts
Lyrics Discussions

1

579
Hot Songs

1

982

1

122
Recent Blog Posts