Dibnaha
Dibnaha

Qare the Mask - Dibnaha Lyrics

3
Dibnaha Music Video

Dibnaha Lyrics

Heestii Dibnaha

Jacaylkuu Halkuu dartaa
Damqoo nabarada Kudhigeey
Dab iyoo Dab iyoo Dab iyo olol baa kabaxa

Dibnahaa aaaah aahaa Dibnaha hadal waan kajarey hurdana diidey aawadaa aahaa

Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa

Dareenkuu halkuu dartaa dagoo daqarada kudhigey
Dugsii Dugsii Dugsiiyoo dabin unoqoo
Dareenkuu halkuu dartaa dagoo daqarada kudhigey
Dugsii Dugsii Dugsiiyoo dabin unoqoo oohoo

Adaaaaaan aaaah adaan kuu dabacsanoo adaan dadka kuu jeclee
Adaaaaaan aaaah adaan kuu dabacsanoo adaan dadka kuu jeclee

Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa
Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa

Writer(s): Aqil Abdirahaman
Copyright(s): Lyrics © O/B/O DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of Dibnaha

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "Dibnaha".

Latest Blog Posts
Lyrics Discussions

1

579
Hot Songs

1

982

1

122
Recent Blog Posts