TALAAL
TALAAL

Qare the Mask - TALAAL Lyrics

Jan 12, 2021
2
TALAAL Music Video

TALAAL Lyrics

Waxaad igu tallaashaa
Iga taagan adhaxdoo
Taahayga caashaqa
Ayaa darisku toosaa
Ayaa darisku toosaa

Waxaad igu tallaashaa
Iga taagan adhaxdoo
Taahayga caashaqa
Ayaa darisku toosaa
Ayaa darisku toosaa

Togag baa wadnaha gala
Dhiig tabiye xididada
Sanbabadaa hawada tuban
You tuuraaya laba dhinac
You tuuraaya labada dhinac

Togag baa wadnaha gala
Dhiig tabiye xididada
Sanbabadaa hawada tuban
U tuuraaya laba dhinac
U tuuraaya labada dhinac

Waxaan sugana waateyda
Baby Adiina waataada
Rabina teeyda kama dhigin
Meeshaad ilaa fileysee

Alla waxaan sugana
Waxaan sugana waateyda
Baby Adiina waataada
Rabina teeyda kama dhigin
Meeshaad ilaa fileysee

Anigu tii alaan sugi adna towsta kugu maqan kaligeey tasoobee eeh
Tiirkii caashaq waan gubey oo nacay tolnimo dumar

Anigu tii alaan sugi adna towsta kugu maqan kaligeey tasoobee eeh
Tiirkii caashaq waan gubey oo nacay tolnimo dumar

Tabtaad ii qorsheeysiiyo
Xabaashiina maan tagin
Rabbina tayda kama dhigin
Meeshaad ila tabeysee

Tabtaad ii qorsheeysiiyo
Xabaashiina maan tagin
Rabbina tayda kama dhigin
Meeshaad igu tabeysee

Waxaan sugana waateyda
Baby Adiina waataada
Rabina teeyda kama dhigin
Meeshaad ilaa fileysee

Waxaan sugana waateyda
Baby Adiina waataada
Rabina teeyda kama dhigin
Meeshaad ilaa fileysee

Writer(s): Aqiil Farah
Copyright(s): Lyrics © O/B/O DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of TALAAL

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "TALAAL".

Latest Blog Posts
Lyrics Discussions

1

579
Hot Songs

1

982

1

122
Recent Blog Posts