Dareen Jaceyl Adaa Abuuro
Dareen Jaceyl Adaa Abuuro

Xariir Axmed - Dareen Jaceyl Adaa Abuuro Lyrics

8
Dareen Jaceyl Adaa Abuuro Music Video

Dareen Jaceyl Adaa Abuuro Lyrics

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Daydayaaga duurka joogaa heee
Axdigaan daalay cidloo dareemay heee
Dawo uraadshaa daruuf iheesiyo heee
Darmaan qurxoonoo dibada joogtaa heee
Dooqu raacaan soo duul iraahdaa heee
Dooqu raacaan soo duul iraahdaa heee

Daydayaaga duurka joogaa heee
Axdigaan daalay cidloo dareemay heee
Dawo uraadshaa daruuf iheesiyo heee
Darmaan qurxoonoo dibada joogtaa heee
Dooqu raacaan soo duul iraahdaa heee
Dooqu raacaan soo duul iraahdaa heee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Dareen jacayl adaa abuuroo
Haweenkana aan kaa dhaxdoortee
Damqashada qalbiga awgaa
Intuu qaboobiyaan miyaa dareemee

Darsiga laabta ha igu diidin heee
Dooxda caashaqa ila dawaaloo heee
Doon doonisteedaan halkaan iga deeqdee heee
Daqar u gooboon dawaan uwaayee heee
Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta heee
Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta heee

Darsiga laabta ha igu diidin heee
Dooxda caashaqa ila dawaaloo heee
Doon doonisteedaan halkaan iga deeqdee heee
Daqar u gooboon dawaan uwaayee heee
Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta heee
Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta heee

Darsiga laabta ha igu diidin heee
Dooxda caashaqa ila dawaaloo heee
Doon doonisteedaan halkaan iga deeqdee heee
Daqar u gooboon dawaan uwaayee heee
Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta heee
Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta heee

Writer(s): Xariir Axmed
Copyright(s): Lyrics © O/B/O DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of Dareen Jaceyl Adaa Abuuro

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "Dareen Jaceyl Adaa Abuuro".

Frequently Asked Questions

Lyrics Discussions
Hot Songs

2

2K
by 4batz

1

10
Recent Blog Posts