SAX DHEH
SAX DHEH

Qare the Mask - SAX DHEH Lyrics

Jan 12, 2021
1
SAX DHEH Music Video

SAX DHEH Lyrics

Rude boy ina the building. That is right
Qare the mask ahaha

Somali Finest

Qaladkeey qirtee kow dheh
Waa qoraal aduunee labo dheh
Qaadir keen baa keenee sadex
Ani aan qorsheynee afar dheh
Quruxdaa qirtee qiyaas dheh
Saqda dhexe habeyn kii saas dheh
Aan lasoo qar waaye qaxdheh
Hi Baby Adna, wax dheh?

Hay rafaadine runta iisheeg
Riyo been isiinee runta iisheeg
Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg
Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg

Hay rafaadine runta iisheeg
Riyo been isiinee runta iisheeg
Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg
Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg

My love for you is real dheh
Dheeldheel na maahee dhabdheh
Hadalkaan aan oran run dheh
Riyo riyo maahee real dheh
Baby jaceyl keenaan saxdheh
Seeg seegna maahee sir dheh
Kuwa ka maseyr san sun dheeh
Kuwa ka maseyr san sun dheeh

Give me a love all night tho!
Give me a kiss every time moo!
Give everything I need ooh!
Give me jaceyl kaa kaagoo!

Adaa igu beerey love ka
Keyd kiyo kuxusan xasuusta
Kalgacal weyna kuu qabtaa
Adeey naftu kuu bugtaa
Kolqura kuna deyn kartee
Macaan ila kori kal gacalka
Naftana ka ilaali lugooyo
Macaan ila kori kal gacalka
Naftana ka ilaali lugooyo

Give me a reason runta iisheeg!
Hay rafaadine runta iisheeg!
Riyo been isiinee runta iisheeg!
Ooh beybeeh runta iisheeg

Qaladkeey qirtee kow dheh
Waa qoraal aduunee labo dheh
Qaadir keen baa keenee sadex
Ani aan qorsheynee afar dheh
Quruxdaa qirtee qiyaas dheh
Saqda dhexe habeyn kii saas dheh
Aan lasoo qar waaye qaxdheh
Hi Baby Adna, wax dheh?

Give me a reason runta iisheeg!
Hay rafaadine runta iisheeg
Riyo been isiinee runta iisheeg!
Ooh beybeeh runta iisheeg!

My love for you is real dheh
Dheeldheel na maahee dhabdheh
Hadalkaan aan oran run dheh
Riyo riyo maahee real dheh
Baby jaceyl keenaan saxdheh
Seeg seegna maahee sir dheh
Kuwa ka maseyr san sun dheeh
Kuwa ka maseyr san sun dheeh

Writer(s): Aqiil Farah
Copyright(s): Lyrics © DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Post your Interpretation

Attach an image to this thought

Drag image here or click to upload image

The Meaning of SAX DHEH

Be the first!

Post your thoughts on the meaning of "SAX DHEH".

Latest Blog Posts
Lyrics Discussions

1

579
Hot Songs

1

982

1

122
Recent Blog Posts